Health and Wellness
3 BILOOD 30kg OO BARUUR AH KU RID, MURUQAGA IYO QURUXDADA WAA DAMAANADEENAπͺπ₯π....

CONTACT OUR AGENTS

SOMALIA
Phone: +252 61 2905594

KENYA:
Phone: +254 111 585224
Address: BBS Mall, Ground Floor, Shop no: C13

SOUTH AFRICA
Phone: +27 78 052 7127
MAXAAD KU DOORANEYSAA DEEQ DARAJO?
π₯ Waxaad ku dooraneysaa in bil walbo lagaa ridi doono 10KG ayadoo la marayo Dariiqada Unimate iyo Balance loona isticmaalayo qaab waafaqsan caafimaadka qofka, waxa lagaa sixi doono cuntada lagugu dari doono group challange ah. π₯
π Hadii aad ka cabaneysid xanuunada caloosha sida gaaska, laab jeexa, Laab ololka, gooryaanka iyo dhamaan xanuunada ku dhaca caloosha ayuu Deeq Darajo kaaga caawinayaa hab waafaqsan caafimaadka qofka.!
π½ Sidoo kale hadii aad ka cabaneysid Dhiig-karka, Sokorta, Cholesterol, iyo dhamaan cudurada ku dhaco dheef-shiidka ayuu Deeq Darajo kaaga caawinayaa hab waafaqsan caafimaadka qofka.
π©π½βπ» La-Talin Shakhsiyeed β Hel taageero shakhsiyeed oo aan kuu bixiyo si aan kuu hubiyo inaad haysato dhammaan wixii aad u baahan tahay si aad ugu guulaysato.
π Bilow maanta oo qaado xakamaynta caafimaadkaaga! Aan isu keeno isbeddelka jirkaaga iyo caafimaadkaaga. πͺπΎπ₯.


MA DOONEYSAA INAA GANACSI ONLINE-KA KA SAMEYSID.
Frequently Asked Questions
Cuntada oo lagaa saxo iyo group challenge lagugu daro.
Inaad WhatsApp nagala soo xiriirto si aan balan toos ah kuula yeelano.
Waxaay kaa saacideynayaan dhowr arrimood, inaad iska ridid cayilka, inaad caatoobin ama aadan cayilin, inaad ku maareysid sokorta iyo dhiig-karka iyo cuduro kale oo badan, markaa iibsatid group ayaa lagugu darayaa si isticmaalka ku haboon sababtaa u iibsatay aad u heshid.